Suuqa kala iibsiga mxaa kacusub.
1.
Julián Araujo oo ku biiray Barcelona, Daafaca midig ee Mexico ayaa u safri doona berrito Barcelona.
Heshiiska ayaa ugu dambeyntii la sameeyay ka dib sheeko waali ah oo maalinta kama dambaysta ah.
ROON #FCB
Araujo wuxuu saxiixi doonaa qandaraas ilaa Juun 2026, wuxuu kula heshiiyey LA Galaxy wax ka yar €4m wadarta guud.
2.
Khvicha Kvaratskhelia wakiilkiisa: "Waxaa jira xiiso badan oo kooxo badan ka imaanayaan laakiin kaliya wuxuu diirada saaray Napoli - wuu jecel yahay kooxda iyo magaalada, kuma biiri doono koox kale oo Talyaani ah" ayuu u sheegay CalcioNapoli24.
"Weli ma aanan helin soo jeedinta heshiis cusub" ayuu sii raaciyay wakiilka Jugheli.
Tags:
sports

