Waxa bilaabeynaa barnaamij aa ugu magac darney Hanka Siyaasada Iyo Hiigsiga Siyaasiyiinta :
Barnaamijkaan Ayaan soo gudbin doona Isbuuciii maalin walba oo Arbaco ah anigoo dul istaagi doona siyaasiyiin badan oo dalka soo mary iyo kuwo han siyaasad leh
inta badan waxa dul istaagi doonaa kuwa dalka aadka uga dhex muuqda iyo xisbiyada hada dalka ka jira iyo kuwa umuuqda axzaabta inay sameen doonaan
waxaa dul istaagi doonaa xisbiyada kala ah:
" Sahan "
" Daljir "
" Upd "
iyo " Wadajir"
halka aan faalooyin ka bixin doono
siyaasiyiinta tageeryaasha leh kuwaas oo wali sameeesan xisbiyo muuqda lkn leh hal ku dhigyo oo ay kamid yihiin
'nabad iyo nolol'
' hiigsi , hormar iyo kuwa kale'
majiraa siyaasi aad siyaasad ahaan tageerto mise jiraa xisbi aa ka tagnay oo aad jeclaan lahayd inaa ka sameeno faaalo siyaasadeed
Aad iyo aad waa ciwaano loo bahan yahay in lataabto 👍❤️🤞
ReplyDelete