War Dag Dag Ah

Haddii Man City lagu helo dacwadaha lagu soo oogay waxey kooxaha Man United iyo Liverpool heli doonaan min Saddax Horyaal oo dib looga soo celin doono City.
2011/2012 Man United 2013/ 2014 Liverpool 2017/2018 Man United 2018/2019 Liverpool 2020/2021 Man United 2021/2022 Liverpool Intaan oo Koob oo Man City ay ku guuleysatay waxaa lasiin doonaan Liverpool iyo United waa hadii dacwada lagu soo oogay sax noqoto.


                               Dhanka kale

 Man City ayaa lagu soo oogay dacwado DagDag ah oo ay jabiyeen sharciga Premier League. Waxaana macquul ah in dhibco badan laga jaro ama Horyaalka laga saaro

Warkaan ayaa goordhow soo dhacay. City ayaa wajaheeysa xaalad adag hadii dacwadan lagu helo, waxaa laga qaadayaa dhibco. Ama Seria B ayaa loo diri doonaa.




















Post a Comment

Previous Post Next Post